Shopping cart

Tech Girl Toolkit

Tech Girl Toolkit

By: Alifley
$0.00 $15.00

Tech Girl Toolkit V1.0 πŸ‘©β€πŸ’»
waa toolkit loogu talagalay inuu fududeyo shaqadaada Animation, isagoo kaa badbaadinaya waqti badan

Description

1. Feature-ka ugu horreeya waa 3D Box.

Hal gujis ayaad ku abuuri kartaa noocyo kala duwan oo 3D boxes ah, Intaa waxaa dheer, wuxuu si otomaatig ah ugu daraa animation presets sida Drop iyo Spin, si aad u hesho animation quruxan daqiiqado gudahood.

2. Feature-ka labaad waa Counter Studio.

Wuxuu si fudud u abuuraa tirada animations sida lacagaha, boqolleyda (percentages), iyo tirooyin kale.

3. Feature-ka saddexaad waa Orbit.

Wuxuu kuu sahlayaa inaad walxaha si sax ah ugu qaab wareeg ah, adigoo si buuxda u xakameynaya radius-ka, iyo jihada wareegga. Wax kasta oo markii hore waqti badan kaa qaadan jiray, hadda waxaad ku samayn kartaa ilbiriqsiyo gudahood.

Toolkit-kan wuxuu la jaanqaadaa Adobe After Effects 2019 iyo dhammaan noocyada ka dambeeya.

Si aan u dabaaldegno 1,000-ka qof ee ugu horreeya waxay heli doonaan fursad ay toolkit-kan si bilaash ah ugu isticmaalaan

#techgirltoolkit #2026 #Somaligirls #womanintech

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Tech Girl Toolkit”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

SORT By Rating
SORT By Order
SORT By Author
SORT By Price
SORT By Category